Dagaal ka socda degmada Wanle-weyn & maamulka Sh/hoose oo ka hadlay

Dagaal u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa maanta ka socda degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose. Sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya dagaalkaan ayaa yimid kaddib markii la isku maan-dhaafay maamulka degmada iyo cida looga dambeynayo. Sidoo kale, arrimaha la isku hayo ee dagaalkan keenay ayaa la sheegay iney jirto sida loo maamulayo dhaqaalaha … Continue reading Dagaal ka socda degmada Wanle-weyn & maamulka Sh/hoose oo ka hadlay